
Múzeumok és látnivalók6+ évBeltéri
Hargeisa Múzeum története
Hagaha Matxaf Fiyena
2026. november 7., szombat · 14:00Bécsi Múzeum5 EUR
Vezetett beszélgetés Hargeisa város történetéről a Wien Museumban.
Leírás
Matxafka Fiyena, Tigidh ayaa loo baahan yahay Xogaha ku sabsen Madxafka Fiyena woxow idin tusaya sheekada iyo taariqda fog ee ey ledahahay magaladan fiyena. aniga oo ah munira mahamud waxaan isla firsaneynaa waxyabaha eey caanka ku tahay magaladan fiyena. waxaan ka hadleyna shan boqol oo sano sideey u eheed iyo waxa ow nibiriga masha u jogo magaaladan oo aan heysanin bad Sawir: Aragtida Matxafka Fiyena. Sawir: Lisa Rastl, Matxafka Fiyena. ogeysiis: Tigidh ayaa loo baahan yahay muddo: qiyaastii 60 daqiiqo hage: Kooxda Xiriirka kharashka: € 5,00 mesha lagu kulmayo: Foyer-ka, qiyaastii 5 daqiiqo ka hor bilowga sidee loo yimaadaa Wiener Linien Google Maps <section





